Magaalo Soomaaliyeed oo 28 sano ka dib yeelatay Booliskii ugu horeeyey (Sawirro)

Taliyahaa Ciidanka Booliska Soomaaliya, General Bashiir Maxamed Cabdi (America) ayaa tababar u soo xiray in ka badan 300 oo Askari, kuwaas oo ka howl-geli doona gudaha Magaalada Garbahaarey. Ciidanka ayaa Lixdii bilood ee lasoo dhaafay Tababar uga socday Magaalada Garbaaharey ee Gobolka Gado, waxayna ammaanka Magaalada kala wareegi doonaan Ciidanka Millateriga Soomaaliya. Taliyaha Ciidanka Booliska … Continue reading Magaalo Soomaaliyeed oo 28 sano ka dib yeelatay Booliskii ugu horeeyey (Sawirro)